PepLamb's Audio Bible
Loading God's Word...
Daaqi baraarkayga | Yooxanaa 21:15-17
Gen.1.1

Bilowgii Ilaah samada iyo dhulkuu abuuray.

Genesis 1
Genesis 1:1-31
Genesis 1:1-2

The Creation

Heaven and Earth
Sawir sharraxaya Genesis 1:1Sawir sharraxaya Genesis 1:1

Tixraacyada iskutallaabta ah

Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah.
John 1
John 1:1-5

The Beginning

Isagu Ilaah buu la jiray bilowgii.
John 1
John 1:1-5

The Beginning

Ilaaha sameeyey dunida iyo waxyaalaha ku jira oo dhanba, oo ah Rabbiga samada iyo dhulka, ma deggana macbudyo gacmo lagu sameeyey,
Acts 17
Acts 17:22-34

Paul’s Address in the Areopagus

SO Ilaah
Oo, Adigu Rabbiyow, bilowgii dhulkaad aasaastay, Samooyinkuna waa shuqullada gacmahaaga,
Hebrews 1
Hebrews 1:1-14

The Supremacy of the Son

Rumaysad ayaynu ku garanaynaa in duniyooyinka lagu abuuray erayga Ilaah, sidaas daraaddeed waxa la arko lagama samayn waxa muuqda.
Hebrews 11
Hebrews 11:1-3

Faith and Assurance

Rabbigayagow, Ilaahayagow, adigu waad istaahishaa inaad heshid ammaanta iyo cisada iyo xoogga, waayo, wax kasta adaa abuuray, maxaa yeelay, doonistaada aawadeed ayay u ahaadeen oo u abuurmeen.
Revelation 4
Revelation 4:5-11

Worship of the Creator

Adigaa Rabbiga ah oo keligaa baa ah. Waxaad samaysay samada, taasoo ah samada samooyinka, iyo ciidankooda oo dhan, iyo dhulka iyo waxa kor jooga oo dhan, iyo badaha iyo waxa ku jira oo dhan, dhammaantood adigaa sii nooleeya, oo ciidanka samaduna adigay kuu sujuudaan.
Nehemiah 9
Nehemiah 9:1-38
Nehemiah 9:1-37

The People Confess Their Sins

The People Confess Their Sin
Isagoo keliya ayaa samooyinka kala bixiya, Oo wuxuu ku dul socdaa hirarka badda.
Job 9
Job 9:1-35

Job: How Can I Contend with God?

SO Ilaah
Markaan dunida aasaaskeeda dhigay xaggee baad joogtay? Haddaad waxgarad tahay, taas ii sheeg.
Job 38
Job 38:1-41
Job 38:1-11

The LORD Challenges Job

God Speaks Now to Job
Samooyinka adigaa iska leh, dhulkana adigaa iska leh, Dunida iyo waxaa ka buuxana adigaa aasaasay.
Psalms 89
Psalms 89:1-52

I Will Sing of His Love Forever

A Maskil of Ethan the Ezrahite.
Waa hore ayaad aasaaska dhulka dhigtay, Samooyinkuna waa shuqulkii gacmahaaga.
Psalms 102
Psalms 102:1-28

The Prayer of the Afflicted

A prayer of one who is afflicted, when he grows faint and pours out his lament before the LORD.
Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka Ayaa idin barakeeyey.
Psalms 115
Psalms 115:1-18

To Your Name Be the Glory

Caawimaaddeennu waxay ku jirtaa magaca Rabbiga Sameeyey samada iyo dhulkaba.
Psalms 124
Psalms 124:1-8

Our Help Is in the Name of the LORD

A song of ascents. Of David.
Kan samada waxgarashada ku sameeyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Psalms 136
Psalms 136:1-26

His Loving Devotion Endures Forever

Iyagu magaca Rabbiga ha ammaaneen, Waayo, isagu wuu amray, oo iyana way abuurmeen.
Psalms 148
Psalms 148:1-14

Praise the LORD from the Heavens

Miyeydaan ogayn? Miyeydaan maqlin? Miyaan bilowgii laydiin sheegin? Oo miyeydaan garan tan iyo aasaaskii dhulka?
Isaiah 40
Isaiah 40:9-31

Here Is Your God!

SO Ilaah
Saas waxaa leh Ilaaha Rabbiga ah oo samooyinka uumay oo kala bixiyey, kan dhulka iyo waxa ka soo baxaba kala fidiyey, kan dadka jooga neefta siiya, oo kuwa dhulka ku socdana ruuxa siiya.
Isaiah 42
Isaiah 42:1-9

Here Is My Servant

SO Ilaah
Waayo, Rabbiga samooyinka uumay oo ah Ilaaha dhulka uumay, oo sameeyey, oo dhisay, oo aan si aan waxba tarayn u uumin, laakiinse u uumay in la degganaado wuxuu leeyahay, Anigaa Rabbiga ah mid kalena ma jiro.
Isaiah 45
Isaiah 45:1-25
Isaiah 45:8-25

God Calls Cyrus

God’s Supreme Power
Isagu dhulka xooggiisuu ku sameeyey, dunidana xigmaddiisuu ku dhisay, oo samooyinkana waxgarashadiisuu ku kala bixiyey.
Jeremiah 10
Jeremiah 10:1-16

The Sovereignty of God

Isagu dhulka xooggiisuu ku sameeyey, dunidana xigmaddiisuu ku dhisay, oo samooyinkana waxgarashadiisuu ku kala bixiyey.
Jeremiah 51
Jeremiah 51:15-19

Praise to the God of Jacob